Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Qaabiley Safiir Ku Xigeenka Dawladda Maraykanka.

0
144
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Qaabiley Safiir Ku Xigeenka Dawladda Maraykanka.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu maanta Qasriga Madaxtooyada ku qaabiley safiir ku xigeenka Maraykanka Amb. Tim Trenkle oo safar shaqo ku yimi Jamhuuriyadda Somaliland.
Ugu horrayn, Madaxweynaha Qaranku waxa uu warbixin ka siiyey xaaladda guud dalka, gaar ahaan xaaladda Laascaanood. Waxa kale oo kulankaa lagaga wada hadlay dardar-gelinta xidhiid…

Arag wax badan