Cabdirashiid Dahab Shiil Oo Kulan Cajiba La Qaatay Madax Ka Socota UK

0
57

Maamulka Dahabshiil Group oo uu hogaaminayo maamulaha guud ee Dahabshiil Group Abdirashid Duale ayaa maanta kulan la qaatay madax ka socota xafiiska arimaha dibadda iyo horuminta dalka UK ee Foreign, Commonwealth & Development Office, kuwaas oo kala ah Christopher Pycroft iyo Christina Toepell.

 

Kulanka waxaa diirada lagu saaray arrimaha xoojin kara koboca dhaqaalaha, shaqo abuurka, lacagta dibada ka timaada iyo maalgelinta.

 

Shirkadaha Dahabshiil Group waxay door weyn oo muhiim ah ka qaataan horumarinta bulshada iyo maalgalinta, waxayna soo dhaweynayaan wixii horumar u keenaya mandaqadda meel walba iyo wadan walba.

 


 

Productive meeting on job creation, remittances & strategic investments with @FCDOGovUK Development Director @PycroftC & @ctoepell. Excited about collaborating to tackle challenges & build a brighter future.

#Dahabshiil #ClimateAction #sustainabledevelopment #Dahabplus #somtuna #Chevening