Tirada Dhimashada Dhul Go, a Itoobiya Oo Korodhay

0
48

3 Qof Oo Kale ayaa ku dhimatay dhul go’ weli Ka Dhacaya Dalka Itoobiyab, gaar ahaan Gobolka Kafa ee Koonfurta Itoobiya.

Dhowaan Waxa sidoo kale la sheegay inay Ku dhinteen Isla deegankan dad Gaadhay 200 Oo Qof iyo Khasaare kale Oo Uu Sababay roobabla laxaadka Leh Ee ka da,ay gafa Oo Sababay Dhul go,a

3 more people have died in a landslide that is still happening in Ethiopia, especially in the Kafa region of Southern Ethiopia.