Wasiirka arimaha gudaha oo golaha deegaanka Hargeysa shir isugu yeedhay aan ujeedadiisa la garanayn.

0
42

Wasiirka arimaha gudaha oo golaha deegaanka Hargeysa shir isugu yeedhay aan ujeedadiisa la garanayn.

Waxaana shirkaasi ku gacan saydhay Siciid Cudhay oo ka mida mudanayaasha golaha deegaanka Hargeysa .

 

“Wasiirka Arrimaha Guduhu ma amro Golaha Deeganka Caasimada ugumana yeedhi karo shir aananu garanahayn ujeedadiisa, sharci ahaana wuxuu noo soo mari karaa Maayarka Caasimada oo ay wada shaqayn joogto ahi ka dhaxayso, sidaa daraadeed shirkaa anigu uma socdo”.

 

Xil. Siciid Cudhay .