Itoobiya Maxay Ka Tidhi Qaabka Madaxweynaha Somalia Loola Dhaqmay ee uu Ka Cawday

0
50

Dowlada Itoobiya ayaa sheegtay in wafdiga Soomaaliya ee Addis Ababa jooga ay diideen ciidankii inay ilaaliyaan loogu talagalay.

 

Maadaama madaxda shirka Midowga Afrika timid ay dowlad Itoobiya mas’uul katahay amnigooda.

 

Warkan ay hadda Itoobiya soo saartay ayaa sidoo kale lagu sheegay in maanta ilaalada madaxweyne Xasan Sheekh ay damceen inay hubkooda lagalaan gudaha Xarunta shirka Midowga Afrika taasoo markii dambe laga hor istaagay