Ciidamo sheegay inay raadinayaan caano boodhe oo weerary suuqa Islii

0
70

Ciidamo sheegay inay raadinayaan caano boodhe oo weerary suuqa Isli

 

Ganacsatada Soomaalida ee suuqa Islii ee magaalada Nayroobi ayaa sheegay in ciidamo ka socda dawladda dhexe iyo waaxda canshuuruhu ay soo weerareen suuqa, ayaga oo raadinaya badeecado lagu sheegay kontarabaan.

 

Ganacsatada ayaa sheegay in ciidamada ay suuqa ka ururiyaan caanaha gasacadaysan ee loo yaqaan caano boodhaha iyo caanaha caruurta la siiyo.

 

Caanahan ayey laamaha dawladdu ku eedeeyeen inay dalka ku soo galeen hab kontarabaan ah.