Madaxweynaha Ruushka Oo Ku Waajahan Mid Ka Mid ah Waddamada NATO

0
49

UPDATE: Madaxweynaha Ruushka, Putin ayaa la filayaa inuu dhowaan booqashadii u horreysay ku tago dal ka tirsan isbahaysiga NATO, tan iyo markii uu xoojiyay weerarrada Ukraine, marka uu booqdo Turkiga , halkaa oo wada-hadal uu kula yeelanayo dhiggiisa Erdogan, iyagoo diiradda saaraya arrimo ay ka mid yihiin tamarta, dhoofinta qamadiga , xaaladaha Suuriya iyo Ukraine, sida ay sheegtay warbaahinta Bloomberg.

 

Ma jirto khatar ah in Putin lagu xiro amarka ICC, sababtoo ah Turkiga xubin kama aha ICC.