Madaxwayne Biixi oo waan-waan ka dhex-wada labada gole Baarlamaan iyo nuxurka shir hada uu kula jiro Shirgudoonkooda

0
61

Madaxwayne Biixi oo waan-waan ka dhex-wada labada gole Baarlamaan iyo nuxurka shir hada uu kula jiro Shirgudoonkood.

 

Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa u yeedhay shirgudoonka labada gole ee Guurtida iyo Wakiilada si uu waan-waan iyo wadahal uga dhameeyo khilaafka u dhaxeeya ee la xidhiidha Xeerarka doorashooyinka.

 

Shirgudoonka labada gole ee Baarlamaanka oo arintaasi danaynaaya ayaa iska xaadiriyay qasriga Madaxtooyada Somaliland halkaas oo hada shir uga socdo iyo Madaxwaynaha Somaliland.

 

Samraawi Media