Dawlada Itoobiya Oo Golaha Ammaanka Ee Qaramada Midoobay UGudbisay Warqad Ku Saabsan Heshiiskii Is Afgarad Ee Ay La Gashay Somaliland.

0
52

Dawlada Itoobiya Oo Golaha Ammaanka Ee Qaramada Midoobay UGudbisay Warqad Ku Saabsan Heshiiskii Is Afgarad Ee Ay La Gashay Somaliland

ADIS ABABA()-Dawlada itoobiya ayaa golaha amaanka ee Qaramada Midoobay Udirtay Warqad ay kaga hadlayso heshiiskii is afgarad ee ay la gashay Somaliland kaasi oo kaga bixisay faah faahin la xidhiidha muhiimada uu heshiiskani uleeyahay geeska Africa

Sidoo kale Dawlada itoobiya ayaa qaramada midoobay ugu baaqday in ay la socdaan islamarkaana khilaafka udhexeeya somaliya iyo itoobiya ay ku hawlan yihiin ururka Igad islamarkaana ay diyaar utahay wada hadal la xidhiidha khilaafkan

Dhanka kale dawlada itoobiya ayaa sheegtay in heshiiska Somaliland iyo itoobiya uu waafaqsan yahay shuruucda caalamiga ah.