Gudoomiyaha Safiirkan Loo Magacaabay Oo Ka Hadlay

0
50

Guddoomiyaha Urur Siyasadeedka Mideeye Oo Madaxwyne Muuse Bixi U Magacaabey Safiirka Emiraad Carabta Iyo Xidhiidhiyaha Dalalka Gacanka Khaliijka, Ayaa Bulshotv U Xaqiijiyey In Aanu Ka Tanaasulin Ururkii Mideeye, Welina Uu Guddoomiye Ka Yahey,xilkan Cusub Na Soo Dhawaynaayo,

 

waxaanu Yidhi.waxaan Uga Mahadcelinya Madexweynaha Jamhuuriyada Somililand Mudane Muse Bixi Cabdi Xilka Cusub Ee Uu Ii Igmadey Waanan U Hagarbixi Doono Dalkayga Iyo Dadkiisa.