Komishanka Oo Sheegay Inay Diyaar U Yihiin Qabashada Doorashada Xilli Kasta

0
46

Guddida dhaqaalaha, Maaliyadda iyo Ganacsiga oo sii wadatada kulamada diyaarinta Odoroska Miisaniyadda 2024-ka ayaa maanta waxa ay kulamo la qaateen hay’addaha kala ah;

  1. Guddida Doorashooyinka Qaranka

  2. ⁠Wasaaradda Shaqo galinta, Arrimaha Bulshada iyo Qoyska

Kulamadaas oo daarnaa faah faahinta Miisaniyaddaha Doorashooyinka iyo Dadka nugul, hay’addahaasi waxa ay Guddida la wadaageen dhammaan xoogihii ay u baahnaayeen.