Ujeedada Kulan Dhex Maray DP World Iyo Itoobiya

0
54

Warbixin uu ku baahiyaya Bartiisa LinkedIn CEO ga guud ee Shirkada DP World oo la Kulmay Raysal Wasaare ku xigeenka Ethiopia wuxu udhigna sidan hoose

 

Ka dib kulan wax ku ool ah oo uu la yeeshay H.E. Ra’iisul wasaare ku xigeenka Itoobiya Demeke Mekonnin oo ku sugan #WEF24, DP World waxay aad ugu faraxsan tahay inay sii qoto dheeraato wada shaqaynta.

 

Si wadajir ah, waxaan u qaabeyneynaa mustaqbalka ganacsiga caalamiga ah, hal-abuurka, iyo barwaaqada. Waxaan aad ugu faraxsanahay in aan ku dhawaaqno sida ay nooga go’an tahay tayeynta Dekedda Berbera oo ah marin muhiim ah oo isku xidha gobolka. Iskaashigan istiraatijiyadeed kaliya ma xoojinayo xiriirka dhaqaalaha laakiin sidoo kale wuxuu u gogol xaarayaa koboc waara.

 

Marka aynu safka hore kaga jirno isbeddelka, isbahaysiga DP World iyo Itoobiya waxay ka dhigan tahay tallaabo geesinimo leh oo loo qaaday mustaqbal ifaya oo xidhiidhsan