Ruushka iyo Kuuriyada Waqooyi Oo Heshiis Halis Ah Gaadhay

0
53

Ruushka iyo Kuuriyada Waqooyi Oo Heshiis Halis Ah Gaadha

 

Ruushka iyo Kuuriyada Waqooyiga ayaa gaaray heshiis dheeraad ah oo Ruushka uu ku helayo rasaas iyo hubka uu u baahanyahay, taa oo Kuuriyada Waqooyiga ay ku beddelanayso horumarinta tignoolajiyada dayax-gacmeedka, sida laga soo xigtay warbixinnada sirdoonka Mareykanka iyo Kuuriyada Koonfureed oo ay baahisay Aljazeera.

 

Iman Jama