Madaxweynaha Turkiga Oo Ka Hadlay Tallaabo Ciidabkiisu Ka Qaadeen Israiil

0
55
FILE PHOTO: Turkish President Tayyip Erdogan gestures as he attends a press conference with German Chancellor Olaf Scholz (not pictured) at the Chancellery in Berlin, Germany, November 17, 2023. REUTERS/Liesa Johannssen/File Photo

Erdogan waxa uu sheegay in hay’adda sirdoonka Turkiga ay si sax ah uga jawaabtay hanjabaadda Israa’iil, kaddib markii ay soo bandhigeen shabakad basaasiin ah oo Israa’iil uga howlgalayay gudaha Turkiga.

 

“Ka hortagaa aad ayay uga yaabisay Israa’iil. Kaliya sug, kuwani waa tallaabooyinka ugu horreeya. Si wanaagsan ayaad u baran doontaa Turkiga.”

 

Iman jama