Somaliland Iyo Ingiriiska Oo Hargeysa Ku Shiray

0
69

Somaliland Iyo Ingiriiska Oo Hargeysa Ku Shira

 

Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha JSL Maxamed Kaahin Axmed ayaa kulan la qaatay Wakiilka Dowladda Ingiriiska u qaabilsan Jamhuuriyadda Somaliland Ilyas Malek. Kulankan ayaa ku saabsanaa is xogwaraysi, wada shaqaynta Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Dowladda Ingiriiska ee dhinaca amniga.

 

Wasaarada Arrimaha Gudaha JSL