Madaxweyne Deni Oo U Yeedhay Baarlamankii Cusbaa Iyo Dareenka Ku xeeran.

0
54

Madaxweyne Deni Oo U Yeedhay Baarlamankii Cusbaa Iyo Dareenka Ku xeeran

 

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kulan Qado ah oo soo dhoweyn iyo is xogwareysi ah la qaatay Xildhibaanada Baarlamaanka 6-aad ee Dowladda Puntland iyo Guddoonka cusub ee ay shalayto doorteen.

 

Madaxweynaha u hambalyeeyay Baarlamaanka iyo Guddoonkooda, wuxuuna u rajeeyay in si wanaagsan ay u gutaan waajibaadka hor yaalla oo ay ugu horeyso Diyaarinta iyo qabashada Doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland ee loo madlanyahay 08- January 2024.

 

Arrintan ayaa shaki ku Abuuro karta murashxiiilnta kale ee la loolamaya

 

DHAMMAAD