Markab ganacsi oo la weerarray xilli uu marayay meel ku dhow degmada Eyl ee gobolka Nugaal.

0
58

Markab ganacsi oo la weerarray xilli uu marayay meel ku dhow degmada Eyl ee gobolka Nugaal.

Koox hubaysan oo loo badinayo inay Soomaali yihiin ayaa weerarray Markab xamuul ah oo ku socdaalayay calanka Liberia, xilli uu marayay Koonfur-bari degmada Eyl ee gobolka Nugaal.

 

Markabkan ayaa la sheegay inuu ku socday dekedda Khalifa bin Salman ee dalka Bahrain, sida ay sheegtay wakaaladda wararka Reuters, oo xigatay shirkadaha gaarka ah ee la socodka maraakiibta ganacsiga Ingiriiska ee UKMTO iyo Ambrey.

 

Iman jama