Tirada Dhimashada Falastiin Oo Kor U Dhaaftay 22 Kun Oo Qof

0
62

Tirada dhimashada duqeymaha Israa’iil ee Qasa ayaa hadda maraysa 22,313 falastiiniyiin ah, sida ay sheegtay wasaaradda caafimaadka.

 

Ugu yaraan 57,296 Falastiiniyiin ah ayaa sidoo kale la dhaawacay. Kumanaan kale ayaa ku hoos jira burburka dhismayaasha. 24-kii saac ee la soo dhaafay, 128 falastiiniyiin ah ayaa lagu dilay weerarada Israa’iil, halka 261 kalena lagu dhaawacay.

 

Yaa Allaah u gargaar Falastiin