Xukuumadda Oo Nabadaynta Ceelafweyn ku Hawlan Iyo Tallaabooyin La Qaaday

0
73

Waftigii Wasiirada ahaa ee ku sugnaa degmada Ceel-af-weyn oo ay weheliyaan gudoomiyaha gobalka Sanaag iyo maamulka degmada Ceel-af-weyn ayaa kulan la qaatay ergooyin isugu jira cuqaal salaadiin iyo boqoro hawlaha nabadeynta u joogay degmada bishii u danbaysay.

 

Shirka oo muddo badan Socday ayaa layskula lafa guray sidii loo anba qaadi lahaa hawlaha nabadeynta isla markaana meel looga Soo wada Jeesan lahaa daminta colaada sokeeye.