Wasiir Hore Ibraahin Cabdiqaadir Oo Jigjiga Dhaawac Culus Loogu Geystay

0
57

Wasiir Hore Ibraahin Cabdiqaadir Oo Jigjiga Jidhdil Loogu Gaystay dhaawacyo Culus Ayuu qabaa waxaana Lagula tacaayalayaa Cusbitaalka sida ay ii xaqiijiyeen ehelkiisu oo iga qabtay telefoonkiisa.

 

“Dhakhtarka ayanu kula jiraa dhaawac Culus Ayuu qabaa, Madaxa iyo Gacmaha ayaa Ugu daran, Gacanta way jaban tahay” Ayuu iisheegay qofka igala Hadlay telefoonkiisa Ibraahin.

 

Jigjiga Waxa kusoo badanaya mudooyinkan dambe Dadka shacabka ah ee la jidhdilayo, taas oo marar badan Soo boqnoqtay.

 

Ibraahin ayaa hore Usoo Noqday wasiir ku Xigeenka Dhalinyarada DDSI.

 

Ibrahin Abdikadir