Ruushka Oo Manta Ukraine Weerarkii Ugu Cuslaa Ku Qaaday

0
73

Madaxweynaha Ukraine, Volodymyr Zelensky ayaa sheegay in Ruushka uu soo riday ugu yaraan 110 gantaalaha Cruise-ka iyo Ballistic-ga intii lagu guda jiray weerarkii saaka uu Ruushka ku qaaday magaalooyinka waaweyn ee Ukraine.

Dagaalka Ruushka ee Ukraine ayaa hadda xoogaystay, waxaana la sheegay in Walaac xoogani Kasoo kordhaya arrintaasi.

Iman jama