Tirada Dhimashada Iyo Dhaawac Falastiin Ayaa Gaadhay 21 Kun In Ka Badan

0
68

UPDATE: Xafiiska warbaahinta Qasa ayaa sheegay in ugu yaraan 21,110 falastiiniyiin ah oo la dilay tan iyo 7-dii October ay ku jiraan 8,800 oo carruur ah, 6,300 oo haween ah, 3,111 dhakhaatiir iyo shaqaale caafimaad, 40 shaqaalaha difaaca rayidka ah iyo in ka badan 100 saxafi.

 

Afhayeen u hadlay xafiiska ayaa sidoo kale yiri.

 

•7,000 oo qof ayaan wali raq iyo ruux laga helin.

 

•55,243 qof ayaa ku dhaawacmay.

 

•92 iskuul iyo jaamacado ayaa la burburiyay.

 

•115 masaajid iyo saddex kaniisad ayaa la burburiyay.

 

•65,000 oo guri ayaa la burburiyay.

 

•23 isbitaal iyo 53 xarumo caafimaad ayaan hadda shaqayn.

 

•102 ambalaas ayaa la beegsaday.

 

 

iman jama