Shirka Jabuuti Ma Dib U Heshiisiinbaa Somalia Iyo Somaliland ah

0
71

Wasiirka Warfaafinta ee Soomaaliya Daa’uud Aweys oo qoraal kooban ku soo qoray bartiisa X (Twitter) ayaa sheegay in madaxweynaha Soomaaliya iyo dhiggiisa Somaliland ay ka wada hadli doonaan sidii xal looga gaadh khilaafka labada dhinac iyo sidii dib u heshiisiin loo samayn lahaa.

 

Arrinka dib u heshiisiinta ayaa ah mid si weyn uga soo hor jeeda siyaasadda Somaliland tan iyo markii 1991 kii ay ku dhawaaqday in ay gaar uga baxday Jamhuuriyaddii Soomaaliya.