Gudidda arimaha bulshada ee Golaha wakiiladda oo Kulan La Qaatay Gudoomiyaha Hay’adda Shaaalaha Dawlada

0
72

Gudidda arimaha bulshada ee Golaha wakiiladda oo Kulan La Qaatay Gudoomiyaha Hay’adda Shaaalaha Dawlada

 

Hargeisa SL-P Arabaca 27-12-2023

Guddida Arrimaha Bulshada Ayaa Kulan ku Saabsan Naaqishaada Xeerka Hawl Gabka & Xaqsiinta shaqaalaha Dawlada Ayaa Waxa Warbixin Kooban Siiyey Gudoomiyaha Hay’adda shaqaalaha Dawlada Muddane Khaalid Jaamac Qodax iyo Agaasimaha Guud ee Hay’adda

Oo ka waramay Ahmiyada uu Xeerkani U leeyahay Dhamaan shaqaale Weynaha Dawlada Jamhuuriyada Somaliland

 

Dhanka kale Xubnaha Xildhibaanada Guddida Arrimaha Bulshada ayaa Weydiimo Dhawr ah ka waydiiyey Xeerka Hawl Gabka iyo Xaqsiinta shaqaalaha dawlada

 

Ugu Danbeyn Waxa laysla Meel Dhigay in sida ugu dhaqasaha badan uguna Macquulsan Xeerka Labada dhinac uga wada shaqeeyaan.

 

Bahda Warbaahinta ee

GOLAHA WAKIILLADDA JSL