Dawladda Iiraan Oo Hanjabaaddii Ugu Cuslayad Soo Saartay

0
72

UPDATE: Dawladda Iran ayaa markii u horreysay ku hanjabtay inay qaadayso tallaabo ay ku xirayso marin biyoodka Gibraltar iyo marin-biyoodyada kale ee badda Mediterranean-ka.

 

haddii Mareykanka iyo xulafadiisa ay sii wadaan dambiyada ay ka geysanayaan Qasa, sida ay sheegtay wakaaladda wararka Iran ee Tasnim oo xigatay hadalka taliyaha isku xirka ciidanka Ilaalada Kacaanka, Jen. Mohammad Reza Naqdi.