War Kasoo Baxay Kulan Somaliland Iyo Qaramada Midoobay Hargeysa Ku Dhex Maray

0
62

War Kasoo Baxay Kulan Somaliland Iyo Qaramada Midoobay Hargeysa Ku Dhex Mara

 

Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha JSL Maxamed Kaahin Axmed uu wehelinayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Maxamed Yusuuf Ismaaciil, ayaa kulan la qaatay Wakiilka Xafiiska Horuumarinta Qaramada midoobey ee UNDP Mr. Lionel Laurens.

 

Kulankan ayaa lagaga wada hadlay wada shaqaynta labada dhinaca, sida Mashaariicda ay kala shaqeeyaan Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo guud ahaan Jamhuuriyadda Somalilandba.