Kal-fadhigii 7aad ee golaha wakiillada JSL, ayaa saaka u baaqday Kooram la’aan

0
65

Kal-fadhigii 7aad ee golaha wakiillada JSL, ayaa saaka u baaqday Kooram la’aa.

 

Furitaankii Kalfadhiga 7-aad ee gokaha wakiillada Somaliland, oo saaka loo balansana ayaa u baaqday Koram, la’an kadib markii ay buuxsamo weyday tirada sharciyan la ogol yahay, taas oo ah 42 mudane.

 

Mudaneyaasha golaha ayaa ku maqna fasaxoodii dastuuriga ahaa ee u dhaxeeyay labada Kal-fadhiga.