Madaxweynaha DDS, mudane Mustafe Muxummed Cumar, ayaa kulan la qaatay maamulada 11-ka gobol ee deegaanka.

0
59

Madaxweynaha DDS, mudane Mustafe Muxummed Cumar, ayaa kulan la qaatay maamulada 11-ka gobol ee deegaanka.

Kulankan ayaana lagu qiimeeyay xaaladda guud ee dakhliga iyo amniga gobollada kaddib markii maamuladu ay soo jeediyeen warbixinadooda, Madaxweynaha ayaana guddoomiyayaasha kula dardaarmay in ladardargeliyo dakhliga, sugidda amniga iyo xasiloonida shacabka.