Garaadada Sool Oo Soo Dhaweeyey Hadalkii Suldaan Guuleed Mire

0
64

6 Garaad oo ku sugan Laascaanood ayaa soo dhaweeyey hadalkaas Suldaan Maxamuud Guuleed ee nabada .

 

“ Suldaan Maxamuud Guuleed Alleh ha barakeeyo , si buuxda ayaanu ula qaadaney nabadii uu xalay ku baaqey , diyaar-na waanu u nahay , waana aanu kala shaqeynaynaa .

 

Waxii tabasho ah ee xagan iyo xagiina ahna , waanu isku iman doona oo waynu ka wada tashan doonaa…”

 

Garaad Cabdilaahi Garaad Saleeban .