4 qof ayaa ku dhintay Iyo Dhaawaca Dad Kale Shil Koonfurta Hargeysa Ka Dhacay

0
81

Alle ha u naxariistee 3 qof ayaan ku dhintay 6 kalena way ku dhaawacmeen shil gaadhi oo ka dhacay inta u dhexeysa degmada Sallaxley iyo Banka Qool- cadey.

 

Sida uu Wakaalada wararka Somaliland ee Solna u xaqiijiyay Agaasimaha waaxda arrimaha Bulshada dawladda hoose ee degmada Sallaxley Khadar Gaas.

Shilkan ayaa waxa sababay laba gaadhi oo isku dhacay kuwaas oo kala ahaa Dhayne iyo Land cruiser.

 

Mawliid Maxamed Siciid.