Wararkii u Dambeeyey ee Gaza iyo Tirada Dhimashada Oo Korodhay

0
68

Wararkii u Dambeeyey ee Gaza iyo Tirada Dhimashada Oo Korodha

 

Ugu Yaraan 11000 Kun oo qof, ayaa ku dhintay Gaza Dhinaca Falastiin Illaa Intii Dagaalku Bilowday, kuwaas oo ilaa 4500 ay Caruur yihiin iyo Haween.

 

Dhinaca kale Israaiil ayaa Tirada Dhimashada Lagu qiyaasayaa Illaa 1500 qof, in kasta oo la aamin San yahay in la qarinayo khasaaraha Dhimashada Israaiiliyiinta.

 

Wararkii u Dambeeyey ee Laga helayo Gaaza ayaa sheegaya in Ugu yaraan 50 qof ay ku dhinteen ka dib markii gantaalo iyo madaafiic ay Israa’iil ku garaacday dugsiga Qaza oo ay ku hoydaan dad barakacayaal ah.

 

Dadka ku qaxaya wadada weyn ee dhanka koonfureed ee Gaza, ayaa iyagana la kulmay weerar, sida ay sheegeen goobjoogayaal Halkaasi ku sugan.