Raysal Wasaaraha Itoobiya Oo Sucuudiga Gaadhay Iyo Ujeedada Socdaalkiisa

0
63

Raysal Wasaare Abiy Ahmed Ali ayaa ka degay magaalada Riyaad ee Boqortooyada sucuudiga waxa uu ka qayb geli doonaa shirka sucuudiga iyo dowldaha africa oo Halkaas ka furmaya saacadaha Soo socda

 

Hore Waxa Halkaas u Gaadhay madax kale oo african ah oo uu ka mid Yahay madaxweynaha somalia Xasan Sheekh Maxamuud, Halka ay kuwo kalena Gaadhi doobana ama hore ugu sugaanyeen boqortooyada.

 

Sucuudiga Waxa ka qabsoomaya todobadkan gudihiisa laba Shir oo kala ah ka Africa iyo ka jaamcadda Carabta ee Lagaga arrinsanayi Xaaladda Falastiin iyo Sidii Xabad Joojin looga hir Gelin lahaa.

 

Madaxweynaha Somalia ayaa Labada isagu ka qayb geli doona maadaama oo Labada dhinacba uu yahay Waa Africa iyo carabtaba e