Wararkii U Dambeyeey Tirada Dhimashada Gaza iyo Xaaladda Dagaalka

0
73

UPDATE: Tirada dhimashada Qasa ee lagu dilay duqeymaha Israa’iil ayaa kor u kacday 10,022, oo ay ku jiraan 4,104 carruur ah, 2,641 haween ah ayaa geeriyooday, sida ay sheegtay wasaaradda caafimaadka Falastiin.

 

Qaramada Midoobay ayaa ku baaqday Xabad Joojin iyo Gurnad Deg deg ah.