Turkiga Oo Isku Soo Bax Ku Garab Istaagay Falastiin Iyo Hanjabaadda Ordugan

0
105

UPDATE: Erdogan “Israa’iil ma sii jiri doonto 3 maalmood haddii aysan taageero ka helin dalalka reer galbeedka.” Ayuu ka sheegay banaan bixii maanta ee lagu taageerayey Falastiin.

 

Dhinaca kale war Kasoo Baxay Israaiil, ayaa sheegaya inay Dalka Turkiga kala badayaan safiiradeeda dibna u eegayaa. Xidhiidha ay la leeyihiin, ka dib banaan bixii maanta