Wasaaradda caafimaadka Qaza ayaa sheegtay in 500 oo qof ay ku dhinteen duqeyn ay diyaaradaha Israa’iil

0
52

UPDATE: Wasaaradda caafimaadka Qaza ayaa sheegtay in 500 oo qof ay ku dhinteen duqeyn ay diyaaradaha Israa’iil la beegsadeen Isbitaalka Al-Ahly Baptist ee Qaza.

 

Weerarka Isbitaalka Al-Ahly Baptist ee magaalada Qaza waxa uu noqonayaa weerarkii ugu khasaaraha badnaa ee hal goob ka dhaca tan iyo 2008 , oo ay Israa’iil ka geysato dhulka Falastiiniyiinta.

 

FADLAN U DUCEEYA FALASTIIN…YAA ALLAAH U GARGAAR

 

Iman jama