Xamaas Oo Gantaalo Xabsiga Geliyey Yuhuudda Ku Garaacday

0
78

DEG DEG: Xamaas ayaa gantaallo ku weerartay waqooyiga iyo bartamaha Israa’iil, xilli Tel Aviv uu ka socdo kulankii golaha ammaanka Israa’iil iyo Qudus oo dhawaqa gantaalaha laga maqlay ay ku shirayaan golaha Knesset.