“Falcelinta Israa’iil waxay dhaaftay is-difaac.. waan diidnay in dad rayid ah la beegsado” Madaxweynaha Masar

0
75

DEG DEG: Madaxweynaha Masar oo Qaahira ku qaabbilay xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka ayaa yiri “ Falcelinta Israa’iil waxay dhaaftay is-difaac.. waan diidnay in dad rayid ah la beegsado mar kasta oo xaaladdu sidan ku sii socoto waxaa kordhi doona, dhibaato aan loo maaro-helin doonin.”