Turkiga Oo Noqday Dalkii Ugu Horreeyey ee Gargaarkii Sadexaad Gaadhsiiya Falastiin

0
143

UPDATE: Turkiga ayaa diyaaraadii saddexaad oo gargaar sida u diray marinka Qaza, taa oo lagu wado inay ku degto garoonka diyaaradaha El Arish ee dalka Masar, oo deris la ah marinka Qaza.

 

Labadii diyaaradood ee ugu horreeyay oo sidday gar-gaarka bini’aadantinimo ee Turkigu ugu talagalay dadka rayidka ah ee Qaza ayaa Jimcihii ka degay Masar.

 

Iman jama