DEG DEG: Masar waxay sheegtay inuu furan yahay xadka Rafah ee Qaza

0
55

DEG DEG: Masar waxay sheegtay inuu furan yahay xadka Rafah ee Qaza, waa go’aan la wada sugayay si looga gaaro xaaladda bani’aadanimo ee Qaza.

 

Wasiirka Arrimaha dibadda Masar oo warkan sheegay , ayaa ku wargaliyay dalalka iyo ururrada doonaya inay gargaar gaarsiiyaan Qaza, inay adeegsan karaan garoonka diyaaradaha Al-Arish , kaddibna laga gudbin doono xadka.

 

Wuxuu uga digay Israa’iil inay duqeymo ka geysato xadka.

 

Iman Jama