Wararkii U Dambeeyey iyo Tirada Dhimashada Falastiin Iyo Israiil

0
96

UPDATE: Tirada dhimashada iyo dhaawaca dagaalka maalintii shanaad galay ee Falastiiniyiinta iyo Israa’iil;

 

𝐐𝐚𝐳𝐚

 

β€’la dilay: 950

β€’Dhaawaca: 5,000

 

πƒπšπšπ§π­πš π†πšπ₯π›πžπžπ

 

β€’La dilay: 23

β€’Dhaawaca: 130

 

𝐈𝐬𝐫𝐚𝐚’𝐒𝐒π₯

 

β€’La dilay: 1,200

β€’Dhaawaca: 3,007

 

Tirooyinkan waxaa soo bandhigay wasaaradda caafimaadka Falastiin, Ururka Bisha Cas ee Falastiin iyo Ciidanka Israa’iil.