Maxay Ka Wada Hadleen Xisbiga UCID Iyo Qaramada Midoobay

0
114

Masuuliyiinta xisbiga UCID ayaa maanta magaalada Hargaysa kula kulmay wafti ka socday qaramada Midoobay iyo Dalka UK.

 

Waftigan ayaa waxaa kala hogaaminayay, Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay Catriona Laing iyo Safiirka Dawladda Ingiriiska Mr Michael Nithavrianakis iyo masuuliyiin kale oo wehelinayay.

 

Waxaana labada dhinac kaga wada hadleen xaaladda guud ee dalka gaar ahaan, arrimaha Bariga, Doorashooyinka iyo qodobbo kale.