Toban Askari Oo lagu dilay weerar ay fallaagada ku qaadeen koonfur-galbeed ee Niger

0
72

Toban Askari Oo lagu dilay weerar ay fallaagada ku qaadeen koonfur-galbeed ee Niger

Todobo askari ayaa lagu dilay Koonfur Galbeed ee Niger weerar ay geysteen kooxo looga shakisan yahay inay ka tirsan yihiin mucaaradka, shan kalena waxay ku dhinteen shil baabuur xilli ay isku dayayeen inay ka jawaabaan weerarka.

 

Dhimashada dadkan ayaa ku soo beegantay maalintii Khamiista, iyadoo dalka Faransiiska oo hore u gumaysan jiray uu isku diyaarinayo inuu la baxo ciidamada ka soo horjeeda ee ku sugan dalkaas, ka dib markii ay codsadeen hoggaamiyayaasha cusub ee milateriga, kuwaas oo xukunka kula wareegay afgambi laba bilood ka hor.