7 Qof Ayaa Inta La Ogyahay Ku Geeriyooday Qarax Muqdisho Ka Dhacay

0
129

Qarax is-miidaamin ah oo goordhow ka dhacay magaalada Muqdisho….

 

Ku dhawaad 7 Qof ayaa ku geeriyootay Qaraxan tira kalana waa ku dhaawacmeen sida ay ilo wareedyo kala duwan noo xaqiijiyeen Askar katirsan Ciidamada Dowlada ayaa la sheegay in ay kamid yihin Dadka geeriyooday iyo dad shacab ahba.