Xildhibaan QodaX “Giire Waa In Golaha Laga Qabtaan”

0
112

“Giirroow, falaadhi gil-gilasho kaagama go,do musuq maasuqa iyo dhibaatooyinka aad golaha ka wado wax lasii eegan karo maaha waa in golaha lagaa qabtaa.

 

Golahayaga waxa lagu leeyay daymo badan oo ay ku leeyihiin Hotelo, Baanka dhexe iyo Sperparts-yo, Accont-nadii citiraaf raadinta ee golahayagu waa casaan xagee la geeyay lacagta?”

Xildhibaan Cabdinaasir Qodax