Telesom ayaa wargelintan soo saartay Ku Saamsan Imtixaanka Shahadiga ah

0
131

Telesom ayaa wargelintan soo saartay.

WARGELIN:

Waxa aanu ku wargelinaynaa bulshada Somaliland in xafiiska Imtixaanaadka qaranku natiijadda Imtixaanaadka shahaadiga ah ee 2022/2023 uu ku dhawaaqi doono maanta oo Khamiis ah. Natiijadaadda waxaad ka heli kartaa Adeegga AQOONMAAL ee shirkadda Telesom.

Si aad u hesho natiijadaada raac tallaabooyinkan:

Haddii aad tahay fasalka 4aad ee dugsiga sare, Qor erayga SARE raaci Roll numberkaaga una dir 150. Tusaale SARE A23S101/001 una dir 150.

Haddii aad tahay fasalka 8aad ee dugsiga dhexe Qor erayga DHEXE raaci Roll Numberkaaga una dir 150. Tusaale: Dhexe B23101/001 una dir 150.

 

NASIIB WACAN!