War Kasoo Baxay Guddida Guddidii Is Waafajinta Iyo Qaybaha Ay la Kulmeen

0
67

Guddida Iswaafajinta Xeerarka Doorashooyinka ee Golaha Wakiilada JSL ayaa fadhiyadoodii 9aad, 10aad iyo 11aad oo maanta ka qabsoomay xaruunta golaha wakiilada waxa ay kulamo gaar gaar ah la qaateen

 

  • [x] Kulankii 9aad:- Cabdilaahi Jawaan oo ahaa gudoomiye ku xigeenkii koowaad ee komishanka doorashooyinka qaranka

  • [x] Xasan Macalin oo isna ahaa afhayeenkii hore gudida diiwaangalinta ururada siyaasada

 

  • [x] Kulankii 10aad:- Qaar kamida Urruradii Siyaasada ee aan aqbalin go,aamadii odayaasha dhaqanka ee Habar-jeclo kuwaa oo kala ahaa 1.horseed 2.ogaal 3.shacabka 4.waabari

 

  • [x] Iyo sidoo kale kulankii 11aad:-oo ay gudiddu la qaateeen Ururada bulshada oo kala ah:-

 

  1. Anwar Cabdiraxman warsame SONSAF Chairperson

 

  1. Abdirahman cisman gaas NAFIS Executive director

 

  1. Axmed xasan Muxumed

SONYO Chairman

 

  1. Mukhtar Dahir Jibril SOLLA Deputy/chairman

 

  1. Nafisa maxamuud shirwac SOWLA BOD member

 

  1. Yasmin Axmed Yusuf WIJA Chairwomen

 

  1. Yusuf maxamuud xuseen ADAM ACADAMY Executive Director

 

  1. Cabdilahi Xasan Maxamuud HAVOYOCO Executive Director

 

  1. Khadar Xuseen Daahir SNDF Executive Director

 

  1. Xamse Ibrahim Cisman SONSAF Executive Director

 

11.Nimco maxamed Cali SONYO Acting ( E.D)

 

  1. Maxamed Siciid Xirsi SONSAF BOD member

 

  1. Mustafe Cabdilahi Maxamed SONSAF BOD member

 

  1. Cabdirisaaq Maxamed NAGAAD NAGAAD

 

  1. Kaltun Maxamed qaasim NAGAAD Secretery of BOD

 

  1. Maxamuud Maxamed Ducaale TAAKULO Executive Director

 

  1. Khadra Cumar Maxamed NAFIS NETWORK Chairwoman

 

  1. Sakariye Axmed Muxumed SOLJA Chairman

 

Kulamadan oo saacado badan socday isla markaasina uu shir gudoominayay Gudoomiyaha Gudidaasi Cabdinaasir Yuusuf Cismaan Qodax kana soo qayb galeen dhamaan Xubnaha gudidaasi ayaa waxa ay dhamaantood daaranaayee gorfaynta waxyaabaha u baahan in lagu darro xeerarka Doorashooyinka Dalka.