Somaliland Oo Sheegtay InaanaynDan Ka Lahayn Hadii La Laayo Maxaabiista Laga hayo

0
71

Somaliland ayaa sheegtay in aanay dan ka lahayn hadii xataa la laayo maxaabiista lagaga qabtay dagaalkii 25-kii bishii hore ka dhacay magaalada Laascaanood.

 

Cabdikariim Xinif gudoomiyaha hay’adda barakacayaasha ayaa sheegay in aanay baryi doonin ka dawlad ahaan Garaadada iyo Cabdirisaaq Khaliif.

 

Hadalkan ayaa ka cadhaysiiyey qaar badan oo kamida shacabka Somaliland.

 

Adigu sidee baad u aragtaa?.