Wararkii U Dambeeyey Dagaal Culus Oo Sababay In Ciidamada Somaliland Kasoo Baxaan Sool

0
113

Dagaal Culus Oo aan waxba la iskula hadhin, ayaa ciidanka Qaranka Somaliland iyo Ciidamada Huwanta ah ee Gobolka sool ku dhex maray Duleedka magaaladda Laascanod ee Xarunta Gobolka sool

 

Dagaalkan oo subaxnimaddii hore ee Saaka ka bilaambay deegaanka Maraaga ee Duleedka Laascaabod, Kaas oo sii Ballaadhan ka dibna usii gudbay saldhiga wayn Ee Somaliland ku lahayd Halkaasi ee Goojacade.

 

Dagaalkan oo Isla isku adeegsaday hubka noocyadiida kala duwan Isla maraakan baaxad lahaad, ayaa sababay in Ciidamada Somaliland ay banneeyaan fadhiisimaha ay muddo dheer degenaayeen ee Maraaga iyo Jooja cadde.

 

Dagaalkan oo socday saacado badan ayaa lagu kala Qabsaday tikniko Dagaal iyo maxaabiis badan oo Labada dhinacba ah, sida ay baahiyeen warbaahinta Gobolka sool.