Kalkaaliso 7 Caruur Ah Dishay Oo Xabsiga daa’im Lagu Xukumay

0
99

Kalkaaliso 7 Caruur Ah Dishay Oo Xabsiga daa’im Lagu Xukumay

Lucy Letby, oo ah kalkaaliso Ingiriis ah ayaa lagu helay dambi ah inay dishay 7 caruur ah, iskuna dayday inay disho lix kale, waxaana lagu xukumay xabsi daa’im.

 

33-jirkan ayaa dishay dhallaankii dhawaan dhashay intii u dhaxaysay 2015 iyo 2016 iyada oo si xad dhaaf ah ugu Quudinaysay caano, ay ku sumeesay Kiimikada insulin.

 

Aljazeera