Maayirkii Degmada Yagoori ee Somaliland Iidle Xusen Xaji maxamuud Xiir, ayaa sheegay inuu Is Casilay

0
95

Maayirkii Degmada Yagoori ee Somaliland Iidle Xusen Xaji maxamuud Xiir, ayaa sheegay inuu Is Casilay.

Iidle Xusen Xaji maxamuud Xiir, yaa ah Gudoomiyaha Golaha awakiilasa Somaliland Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir Faratoon adeerkii Rauma.

Iidle ayaa sheegay inuu iska Casilay xilkaasi kana Baxay somaliland,  waxaanu Eedaymo ujeediyey Somaliland oo uu adeerkii ka yahay xubnaha Ugu sareeye.

 

sida ay baahisay warbaahinta Sool